Wasiir Beyle oo ka qeyb galay xuska Maalinta caalamiga ah ee Furdooyinka (Sawirro)

Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Furdooyinka (International  Customs Day) ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Somalia iyo xubno kala duwan ayaa ka qeyb galay Munaasabaddan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay. Wasiirka Maaliyada ee Xukuumada Somalia Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle oo munaasabaaas khudbad ka jeediyey ayaa ka … Continue reading Wasiir Beyle oo ka qeyb galay xuska Maalinta caalamiga ah ee Furdooyinka (Sawirro)